image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Mahad Salaad oo ammar xasaasi dul-dhigay ciidan iyo gaadiid ilaalo u ah Fahad Yaasiin

Muqdisho (Onkod Radio) — Sida ay ilo wareedyo ka tirsan hey’adda NISA u xaqiijiyeen Onkod Radio,Taliyaha cusub ee hey’adda...

Xoghaye Blinken oo ku dhawaaqay Ergayga Mareykanka ee Geeska Africa

WASHINGTON (Onkod Radio) — Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Ergayga Gaarka ah...

Nin Kenya u dhashay oo ragga kala hadla arrin ay bulshadu “ceeb u aragto”

Nairobi (Onkod Radio) — Nin u dhashay dalka Kenya ayaa ragga kale ku dhiirrigeliya inay ka hadlaan oo ay...

Mareykanka oo Ukraine u diraya hub ay ku duqeyn karto magaalooyinka Ruushka

Muqdisho (Onkod Radio) —  Mareykanka ayaa Ukraine u diri doona gantaallo ka casrisan kuwii horay loo siiyay, si ay...

Rwanda oo hanjabaad u dirtay dalka ay deeriska yihiin ee Congo

Kigali (Onkod Radio) — Rwanda ayaa sheegtay inay ka aargudan doontaa haddii ay weeraro kale uga yimaada dalka ay...

Mareykanka oo shaaciyay in la qabtay Soomaali madaxiisa la dul dhigay $1 milyan

Muqdisho (Onkod Radio) — Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay lacago fara badan dul dhigtay rag keenyaan ah kuwaas...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xeryaha barakacayaasha ee ku yaalla Baydhabo

Baydhabo (Onkod Radio) —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, ayaa booqday...

Rooble oo magacaabay guddiga amniga xafladda caleema-saarka madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga amniga xafladda caleema-saarka madaxweynaha Soomaaliya, kaas...

Xasan sheekh iyo laftagareen oo xarigga ka wada jaray xarun cusub oo madaxtooyada lagu...

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen...

Ra’isulwasaare Rooble oo xarigga ka jaray dugsi loo dhisay agoonta Booliska

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.