image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Turkiga oo Sweden u gudbiyay shuruudo ay ka mid tahay in loo gacan geliyo...

Muqdisho  (Onkod Radio) — Dawladda Turkiga ayaa ku celisay shuruudo adag oo ay ku xirtay inay ogolaato in Sweden...

Dunida Islaamka oo jawaab ka bixisay aflagaado loo gaystay Nebi Muxammad

New Delhi (Onkod Radio) – Dalalka Islaamka ayaa si caro leh uga jawaabay aflaagado ay Nebiga NKKH, u gaysteen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay qorshe loga adkaanayo Ururka Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ballan-qaaday inuu ka adkaan doono kooxda Al-Shabaab, oo uu...

Safiirka Imaaraadka ayaa muddo saddex mar booqday Villa Somalia

Muqdisho  (Onkod Radio) — Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, ayaa maanta Xafiiskiisa ee Villa Somalia. waxaa uu ku qaabilay...

Dhacdo naxdin leh Haweeney lagu dilay Baydhabo kadibna Boostaneero lagu riday

Baydhabo (Onkod Radio) — Haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud Malaaq, ayaa meydkeeda galabta laga soo saaray Boostaneero ku taalla...

Xaaladda abaarta Soomaaliya oo laga deyrinayo

Muqdisho (Onkod Radio) — Khubarada cimilada iyo hay'adaha gargaarka ayaa ka dayrinaya xaaladda abaarta Soomaaliya, waxaana ay saadaalinayaan in ay...

Xidhiidh maka dhexeeyaa xaalufinta deegaanka iyo abaaraha soo noq noqda

Muqdisho (Onkod Radio) — Bishan June 5-teeda, waxaa sannad walba maanta oo kale dunida laga xusaa maalinta deegaanka dunida, si...

Madaxweynaha Ukraine oo war hor leh ka soo saaray dagaalka Ukraine

Ukraine (Onkod Radio) — Waxa markii u horraysay muddo todobaadyo ah ay qaraxyo badani ka dayaameen aroornimadii hore ee saaka...

Weerar lagu qaaday Kaniisad dad badan ku sugnaayen oo ku taalla Naigeria

Nigeria (Onkod Radio) — Koox hubeysan ayaa dilay dad ku sugnaa Kaniisad ku taalla gobalka Ondo ee Koonfur-galbeed dalka...

Dadka Kasoo Hayaamaya Abaarta oo Soo Gaaraya Xeryaha Barakacayaasha

ĢMuqdisho  (Onkod Radio) — Dhibaatada banii’aadnimo iyo abaarta ka jirta Soomaaliya ayaa kasii dareysa, waxaana xeryaha barakacayaasha soo gaaraya...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.