image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Daawo: Suuqa Xamar Weyne oo maalintii saddexaad xiran + sababta

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa maalintii saddexaad oo xiriira ah xiran suuqa degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadur, gaar ahaan qaybta...

Muxuu Beyle ka yiri warka sheegaya in dowladdii Farmaajo ay lacag badan ka tagtay...

Muqdisho (Onkod Radio) – Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda fedeeraalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, oo muuqaal kooban soo duubay...

Madaxweyne Biden oo Baaskiil Ka Dhacay

Delaware (Onkod Radio) – Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la soo warinaya in uu ku turan turooday baaskiil uu...

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun ku Ridday

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun xabsi ah ku ridday Maxamed...

Ergayga Arrimaha Abaaraha iyo Madax Ka Socotay UNHCR oo Kulmay

Muqdisho (Onkod Radio) – Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arriimaha Abaaraha iyo gurmadka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan...

Sacdiya oo noqotay gabadhii ugu horreysay oo ku-sime madaxweyne ka ah Somalia

Muqdisho (Onkod Radio) – Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa noqotay haweeneydii ugu horreysay taariikhda ee ku sime Madaxweyne...

Kulane Jiis oo Xasan Sheekh iyo Mahad Salaad ku eedeeyey ‘arrin halis ku ah’...

Muqdisho (Onkod Radio) – Xildhibaan Cabdullahi Kulane ayaa soo saaray qoraal uu ku cadeynayo in lagala noqday ilaaladiisii oo...

Khilaaf salka ku haya Al-Shabaab oo ka dhex qarxay culimada Somaliland

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa aad usii xoogeystay khilaaf xoogan oo u dhexeeya culimada Ictisaamka iyo Salafiyiinta ee Somaliland,...

Buula-burde oo ay isugu darsameen Abaaro daran iyo go’doominta Al-shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, abaarta ka jirta Soomaaliya waxaa la diiwaan-geliyay in ay ku barakaceen...

Shirkadaha Diyaaradaha oo ku dhawaaqay joojinta duulimaadyada dalka + Sababta

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddiga maamulka diyaaraha gudaha dalka oo maanta kulan isugu yimid ayaa shaaciyay in laga bilaabo maalinta...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.