image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Sawirro: Xasan Sheekh oo lagu soo dhoweeyay Itoobiya

Addis Ababa (Onkod Radio)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho ku tagay dalka Itoobiya. Xasan sheekh...

Mareykanka oo qirtay inay duqeyn ku dileen dad Shacab ah

USA (Onkod Radio) — Warbixin guud oo ka soo baxday waaxda difaaca dowladda Mareykanka ayaa waxaa lagu faahfaahiyay khasaaraha...

Faah Faahin: Sarkaal ka tirsan xafiiska Xeer ilaalinta o Muqdisho lagu Qarxiyay

Muqdisho (Onkod Radio) — Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay magaaladda Muqdisho. Jugta qaraxa oo meelo kala duwan...

Carruurta ugu da’da yar ee ka shaqeeya Afghanistan

Kabul (Onkod Radio) — Carruurta Afganistan Afar ama shan sanno jir ayaa la shaqeeya qoysaskooda laga billaabo subaxda hore...

DFS iyo Maleysiya oo heshiis kala saxiixday

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Fardowsa Cusmaan Cigaal oo ku sugan...

WARAR Baay: Ciidamada DF oo la wareegay deegaanno horleh

Baydhabo (Onkod Radio) — Wakaaladda Wararka ee afka dowladda ku hadasha ee loo yaqaanno SONNA ayaa daabacday warar sheegaya...

DFS oo Liibiya ka keeneysa Dhallinyaro Dalkaas u tagtay inay kasii tahriibaan

Muqdisho (Onkod Radio) — DFS ayaa sheegtay in 27ka September 2022 ay Dalka dib ugu soo celineyso illaa 9...

Tirada dadka ku dhintay qaraxii saldhigga millateri ee Muqdisho oo korortay

Muqdisho (Onkod Radio) — Millateriga Soomaaliya ayaa sheegay in qof isku soo xiray walxaha qarxa oo iskuqarxiyay saldhig milateri...

Turkiga oo si adag u cambaareeyay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee xerada General Dhagabadan

Ankara (Onkod Radio) — Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay xerada...

DF oo sheegtay inay Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno katirsan Galgaduud

Baxdo (Onkod Radio) — DFS ayaa sheegtay in howlgallo saakay ciidanka Dowladda ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga Degmada Baxdo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.